SULJE VALIKKO

avaa valikko

Cawo-dhalad
15,40 €
BoD
Sivumäärä: 132 sivua
Asu: Pehmeäkantinen kirja
Painos: 0
Julkaisuvuosi: 2014, 19.11.2014 (lisätietoa)
Kieli: som
Cawo-dhalad, waa buug aan ku kaydiyay qoraallo tix iyo tiraab isugu jira oo aan anigu allifay. Qormooyinkaasi oo isugu jira sheekooyin tix iyo tiraab isku dhafan ah iyo qoraallo waxsheeg iyo waayo-aragnimaba xambaarsan oo ka hadlaya laamaha kula duwan ee nolosha, gaar ahaan xaaladda nololeed ee Soomaalida , dal iyo dibedba meel kastaba Soomaalidu ha joogtee.



Muuse Maxamuud Ciise (Dalmar), waxa uu ku nool yahay magaalada Stockholm ee waddanka Iswiidhan. Waa arday iyo warbaahiye ka shaqeeyaa Raadiyowga Iswiidhan qaybtiisa afka-Soomaaliga, (Radio Sweden International). Sidoo kale waa barbaariye carruureed oo ka hawlgala qaar ka mid ah maktabadaha magaalada Stockholm. Waxa uu carruurta Soomaalida hab madadaalo ah u baraa afka iyo dhaqanka Soomaalida.

Loppuunmyyty
Myymäläsaatavuus
Helsinki
Tapiola
Turku
Tampere
Cawo-dhaladzoom
Näytä kaikki tuotetiedot
ISBN:
9789174635775
Sisäänkirjautuminen
Kirjaudu sisään
Rekisteröityminen
Oma tili
Omat tiedot
Omat tilaukset
Omat laskut
Lisätietoja
Asiakaspalvelu
Tietoa verkkokaupasta
Toimitusehdot
Tietosuojaseloste