SULJE VALIKKO
KIRJAUDU
Englanninkielisten kirjojen poikkeusaikata... LUE LISÄÄ
| Cawo-dhalad 15,80 € BoD Sivumäärä: 132 sivua Asu: Pehmeäkantinen kirja Painos: 0 Julkaisuvuosi: 2014, 19.11.2014 (lisätietoa) Kieli: som Cawo-dhalad, waa buug aan ku kaydiyay qoraallo tix iyo tiraab isugu jira oo aan anigu allifay. Qormooyinkaasi oo isugu jira sheekooyin tix iyo tiraab isku dhafan ah iyo qoraallo waxsheeg iyo waayo-aragnimaba xambaarsan oo ka hadlaya laamaha kula duwan ee nolosha, gaar ahaan xaaladda nololeed ee Soomaalida , dal iyo dibedba meel kastaba Soomaalidu ha joogtee. Muuse Maxamuud Ciise (Dalmar), waxa uu ku nool yahay magaalada Stockholm ee waddanka Iswiidhan. Waa arday iyo warbaahiye ka shaqeeyaa Raadiyowga Iswiidhan qaybtiisa afka-Soomaaliga, (Radio Sweden International). Sidoo kale waa barbaariye carruureed oo ka hawlgala qaar ka mid ah maktabadaha magaalada Stockholm. Waxa uu carruurta Soomaalida hab madadaalo ah u baraa afka iyo dhaqanka Soomaalida. Loppuunmyyty
Myymäläsaatavuus
Näytä kaikki tuotetiedotISBN: 9789174635775 Aihealue: |
Sisäänkirjautuminen
Kirjaudu sisäänRekisteröityminen |
Oma tili
Omat tiedotOmat tilaukset Omat laskut |
Lisätietoja
AsiakaspalveluTietoa verkkokaupasta Toimitusehdot Tietosuojaseloste |