Hasbo bokförlag Sivumäärä: 47 sivua Asu: Kovakantinen kirja Julkaisuvuosi: 2024, 24.01.2024 (lisätietoa) Kieli: som
San iyo gafuur dhuuban ayaa ka soo jeeday foolka sida laydi hore u soo fiiqnaa. Marka uu hadlayo calyada iyo dhareerku afkiisa way ka dureereen. Elsa way ku lalabooneysay "Yaa naga aamusiya midkaan baas Edman ayaa Elsa ku tiri". U!US! Naa hana ceebayn" Elsaa ku tiri.